Full Watch Ali & Awrala

Cawrala wuxuu ku salaysan yahay qiso jacayl dhexmartay laba dhallinyaro oo ka kala yimid dabaqada kala gedisan. Cali oo ah ninka filimkan ku socda waa nin sabool ah waxna isku furran kana soo jeeda qoys dadka somalidu hayb soocdo, faqrinimaduna si xun u haleeshay, halka Cawrala oo ah gabadha Cali is-jecel yihiin iyana aay ka soo jeedo qoys dhaqaale leh iskana ladan
Share this video :

Post a Comment

 
Support : Creating Website | Waayaha Template | Waayaha Online
Copyright © 2011. Fiirso Muuqaalo Badan Diini Ruwaayado Filmaan - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by WaayahaTemplate
Proudly powered by Blogger